Siyaasi Caan ah oo shaaciyay in Ciidanka booliiska hayeen Xogta weerarkii xalay dhacay

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyay in ciidamada booliiska hayeen xogta weerarkii ismiidaaminta ahaa ee xalay lagu qaaday Makhaayada Luul Yemani ee ku dhegan dekadda Muqdisho. Waxa uu sheegay Cabdiraxmaan Cabdishakuur in ciidamada ku guul dareesteen in ay ka hortagaan weerarkan ay xogtiisa hayeen , waxa uuna xusay in … Continue reading Siyaasi Caan ah oo shaaciyay in Ciidanka booliiska hayeen Xogta weerarkii xalay dhacay